Beeciye APK
Thông tin về Ứng Dụng
Phiên bản 3.0.6 (#38)
Ngày cập nhật ngày 06 February năm 2019
Kích thước APK 25.1 MB
Yêu cầu Android Android 4.2+ (Jelly Bean)
Cung cấp bởi TABAARAK ICT SOLUTIONS
Danh mục Ứng Dụng Mua sắm miến phí
Ứng Dụng id com.app.beeciye
Ghi chú của tác giả Sifudud isaga iibi alaabtaada kuna iibso.
Ảnh chụp màn hình
Click vào hình ảnh để xem kích thước đầy đủ
Cập nhật mới nhất
Có gì mới trong Beeciye 3.0.6
send image
phone varification
android 8 notification fixed
bugs solved
Mô tả
Beeciye waa adeeg casri ah oo leh website iyo di động APP oo ay kuu keentay shirkadda Solutions Tabaarak ICT.
• waa suuq ay ku kulmayaan dadka sáp iibinaya iyo macaamiisha ka iibsanaya. Qofkasta oo sáp iibinaya, SIDA guryaha, gawaadhida, dharka, alaabta celiska ah iyo kuwa cusub, xoolaha, IWM. waxa uu Galin karaa oo ku iibin karaa alaabtiisa Beeciye.
• Siêu thị-yada, khách sạn-lada, dahablayaasha, shirkaddaha dhismaha iyo Qof Kasta oo ganacsi leh wuu adeegsan karaa adeega Beeciye.
• waa ISKU xidhaha dalka iyo dibadda iyo soo dhoweeyaha alaab aad trong Badan raadin lahayd.
Muxuu gooni la yahay?
• Si fudud iskaga diinwaan Geli ama ku gal facebook ama Google tài khoản gaaga.
• Ku xidhnoow iibiyaha aad dooneysid alaabihiisa si aad Ula socoto dhaqdhaqaaqa alaabihiisa.
• Si fudud ayaad u heleysaa ogeysiis ku saabsan qofka aad ku xidhantahay alaabaha uu soo geliyo.
• Waxa uu leeyahay kala bedelasho alaab
• waa suuq aad alaabtaada ku soo bandhigan karto.
• Toos ayaad gorgortami kartaa iibiyaha alaabta aad ka heshay.
• Raadin fudud iyo masaafo kooban.
Faaiidooyinka oo u leeyahay bulshada
• waa lacag la, aan
• Waqtiga ayuu kuu beekhaaminaa
• Si fudud ayaad u arkeysaa alaabaha aad dooneyso.
• Si fudud Ayaa isaga iibin kartaa alaabahaada.
• Macaamiil Badan oo meela kala gadisan joogta ayaad ku xirmeeysaa
Sidee loo isticmaalaa?
• Kala soo DEG cửa hàng chơi Adiga oo ku qoraaya Beeciye
• Sameeyso tên truy cập và mật khẩu ama ku gal tài khoản Facebook của ama tài khoản Google
• Markii aad soo gasho waxaad awood u leedahay inaad badeecadaada ku soo bandhigto Adiga oo sawir kaqaadaya ama sawir Hore soo galinaya sidoo cải xoăn waxaa awood u leedahay inaad aragto badeecado horay loo soo galiyay Adiga toos Ula xariiri kara qofka iska leh
Waxaa Arki Doona alaabta aad soo galisay malaayin Qof oo macaamiil ah.
Sidee ayaad u iibsan kartaa badeeco
• Ku dhufo badeecadda aad rabta korkeeda ama magaceeda
• Waxa Arki doontaa faahfaahinta alaabta Sida magaca, nuuca, tirada, lacagta, qofka iska leh macluumaadkiisa iyo halka ay taalo.
Adeega beeciye waxa uu kuu sahlayaa inaad si fudud Ula xariirto qofka badeecadda iska leh Adiga oo waliba sameeyn kara inaad ka iibsato, inaad alaab cải xoăn UGA bedeleto, inaad beeca kala hishiiso.
Đánh giá và Bình luận
Xếp hạng: 4.5/5 · dựa trên Less than 100 đánh giá
(*) là bắt buộc
Các phiên bản trước
Tương tư như Beeciye
Xem thêm ứng dụng của TABAARAK ICT SOLUTIONS
Top được tải về nhiều nhất
SFLink - School Family Link APK