DuKaal APK
最新版本
4.99.95 for Windows
更新
2019年August04日
信息
版 4.99.95 (#63)
更新 2019年August04日
APK檔案大小 2.4 MB
Android 最低版本需求 Android 4.2+ (Jelly Bean)
開發人員 Farad Sharmarke
類別 商業 (應用)
應用 ID com.ak.dukaal
開發者備註 Dukaan Kaal, waa kaaliye iyo sahle ganacsiga siiba dukaanka iyo bakhaarkaa.
螢幕截圖圖片
點擊圖像以查看完整尺寸
內容描述
Dukaal waa Kaaliye aad u sahlaya ganacsiga iyo shaqadaba. Waxaa uu suuro gelinayaa inaad si fudud ula socoto dhaqdhaqaaqa ganacsiga alaabta, inta la keenay, inta la iibiyey, iyo dakhliga soo xaroodayba.
Waxaa kale oo uu sahlayaa la socodka xisaab xirka maalinlaha ah, iyadoo aad la socon karto isbeddelka alaabta la keenay, goota iyo qiime beddelkaba.
Waxaa kale oo sii dheer inaad awooddo kaydinta xisaab xirka, adigoo ku dirsan kara email, kaddibna ka daabacan kara, amaba ku keydsan kara fayl aad dhigato computerka.

評分和評論
評分:4.8 / 5 · Less than 100 票
(*) 是必須的
之前的版本
類似內容
更多由「Farad Sharmarke」提供的項目
下載次數最多的應用和遊戲
فیلتر شکن جدید و قوی،فیلتر شکن قوی و پرسرعت رایگان APK