ApkDownload

sooomar APK

Ultima versione 1 per Windows
Aggiornata 05 April 2017

Informazioni sull'Applicazione

Versione 1 (#1)

Aggiornata 05 April 2017

Dimensioni APK 343.2 KB

È necessario Android Android 4.0+ (Ice Cream Sandwich)

Offerta da Somali Online Market

Categoria Applicazione Shopping Gratuiti

Applicazione id soomar.soomar

Note di sviluppatore Somalo in linea suuq waa Mercato Telematico ah oo ka somaliya shqeeya

Istantanee

Clicca sull'immagine per vederla a schermo intero

Ultimi aggiornamenti

Novità di sooomar 1

Somali Online Market waa suuq Online ah oo somaliya ka shqeeya

Descrizione

Soomar (somalo mercato online) suuq waa linea ah oo ka shaqeeya guud ahaa somaliya wuxuuna kuu sahlayaa inaad alaab ka iibsan karto adigoo gurigaaga jooga waana laguu keenayaa alaabtaa waxayna noqon kartaa alaabtaasi
 dhar ama cunto ama alaab ah elettronico Hadaba alaabta aad iibsatay weeye

WAXAAD APPLICATIONKA CERA KAGA IIBSAN KARTAA MOBILE KAAGA ADIGOO ISTICMAALAYA ADEEGYADAN:

1.EVC
2.EDAHAB
3.EMAAL
4.PERMIER BANK MASTER CARD
 

FAA, IIDOOYINKA APPLICATIONKA:

applicationkan wuxuu faa iido kuu leeyahay

1.in AAD hesho alaabtii aad u baahnayd adigoo aan suuqa Gaadhi u raacin lacagna kaa bissina

2.in HADII Amaan Ahaan aad ka cabsanayso suuqa applicationku uu kuu suuro gelinayaa inaad Adoo Amaan ah hesho alaabtaa

3.in AAD ka guerra hayso in dukaanka aad doonaysaa alaabta aad markaa u baahan Hayo tahay

4.in HADII AAD cunto suuqa uga baahato kaliya aad dalbanayso gurigaagana laguugu eenayo

5.in HADII aad caruurtaada la doonayso cera barsho aad ka elicottero doonto schooladii dhamaantood iyo weliba jaamacadihii iyo meelahay ay ku yaaleen iyo waxa lagu dhigto

6. in aad HADII u baahnayd dhakhtar aad ka elicottero doonto dhamaan cusbitaalada oo dhan kadibna kii aad dooran karto dhakhtarkii takhakhus ahaan u fiican xanunkaaga aadna elicottero doonto Meesha uu ku yaalo weliba adigoo aan fayl Dheer gelin ayaad applicationka ka DHex goosan kartaa tigidhka

7.hadii aad u baahanthay inaad safar Gasho Xaga cirka ah waxaad si Dhib yar ug helaysaa Meesha aad u socoto diyaarda tegaysa iyo wakhtiga ay tegayso weliba waxaad applicationka ka goosan kartaa tigidhka iyado laguu Hayn doono

Hadaba ISKU soo duuboo waa Hawl fududayn Aanu Ugu talo galay qof kastoo somalo ah inu la jaanqaado dadka Kula Nool caalamka.
waadna dareemi kartaa faa iidada applicationku kuu leeyahay macamiil.

Allah baa Mahad oo dhan u sugnaatay

Valutazioni e Recensioni

Valutazione: 5.0 su 5 · Less than 100 voti

(*) è obbligatorio

Versioni precedenti

sooomar 1 APK per Windows (#1, 343.2 KB)