Quraan MP3 Af Soomaali APK
Informazioni sull'Applicazione
Versione 1.0.0 (#1030)
Aggiornata 01 May 2023
Dimensioni APK 47.3 MB
È necessario Android Android 6.0+ (Marshmallow)
Offerta da Blue Programing
Categoria Applicazione Istruzione Gratuiti
Applicazione id com.blue.coran.somali
Note di sviluppatore Quraanka Kariimka ah ee kitaabka islaamka oo buuxa Audio
Istantanee
Clicca sull'immagine per vederla a schermo intero
Ultimi aggiornamenti
Novità di Quraan MP3 Af Soomaali 1.0.0
New permissions added
Descrizione
Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Corano) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi pace sia su di lui.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.
Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga la pace sia su di lui.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ok da pace Qurah su di lui uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadhooheuan-ya 114 yao-papà 6 aayadood.
Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qakasakame iabyo, xis. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu stem-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa island markaana faraysaa loves ka reebaysaa dadka.
Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu stem galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114 Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Se kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta lì waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.
Valutazioni e Recensioni
Valutazione: 5.0 su 5 · Less than 100 voti
(*) è obbligatorio
Versioni precedenti
Quraan MP3 Af Soomaali 1.0.0 APK per Windows (#1030, 47.3 MB)
Simile a Quraan MP3 Af Soomaali
Quraanka Somali oo Maqal ah APK
Corano in Italiano - MP3 Quran APK
Sheikh Sudais Quran Full MP3 APK
Altre app di questo sviluppatore
Imágenes De Buenos Días Para WhatsApp APK
Josue y la Tierra Prometida Versión 2022💎 APK
Significado e Interpretación de los Sueños APK
Mujer Cristiana Reflexiones APK
Como Invertir en la Bolsa N.W. APK
Guía de Estudio de la Biblia APK
Los Hechos de los Apóstoles APK
App più scaricate
فیلتر شکن جدید و قوی،فیلتر شکن قوی و پرسرعت رایگان APK