Dugsiga Macalim Jaamac Admin APK
Informasi Aplikasi
Versi 2.0.0 (#2)
Diupdate 10 August 2020
Ukuran APK 29.7 MB
Perlu Android versi Android 4.4+ (KitKat)
Ditawarkan Oleh Addaabbe
Kategori Aplikasi Pendidikan Gratis
Aplikasi id com.admin.moalimm
Catatan penulis Dugisga Hoose Dhexe iyo sare ee macalim jaaac
Gambar Screenshot
Klik pada gambar untuk melihat ukuran penuh
Daftar isi
Apa yang baru
Apa yang baru di Dugsiga Macalim Jaamac Admin 2.0.0
Deskripsi
Dugsiga Macalim Jaamac Fadlan si fiican u aqri shuruudahan Kani waa aplikasi kushaqeeya android ponsel ka 4.4 iyo kuwa kasiwaawen intaba Hadii aad ogalaato shuruudahan waxaad fasax u helaysaa in aad adeegsato application kan adigoo racaya xuru aura
RAAC XEERARKAN
1) Xuquuqda oodhan waxa leh MJS
2) Waa di aad isdiiwaan galisaa adigoo adeegsanaya nomor ponsel
3) Uma adegsan kartid wax kabaxsan xeer ka
4) Hadii aadan dugsiga kamid aheenn xaq uma lihid fadlan kajog
5) Waa di aad ilaalisaa xeerarka odhan
Mahad Waxay U Sugnatay Allaah Intaa Kadib Dugsiga Macalim Jaamac Wuxuu Markasta Dadaal Aan Kala Go'laheyn Ku Bixiyaa Kor U Qaadista Ardayda Lilin Ka Barata Iyo Hormarka Ubadka Soomaaliyed.
Aplikasi Kani Waa Yar Oo Kuu Suura Galinaya Di Aad Waxbadan Kala Socoto Arimaha Dugsiga Sida:
Wacyi Gilinta Iyo Kor Uqadista Ardayda Ogeysiisyada Iyo Wargilinada Dugsiga Natiijooyin Ka Imtixaanaad Ka Ciyaaraha Iyo Musaabaqooyin Ka Kale Fasaxyada Iyo Warbixinada Deg Dega Kani Waa Aplikasi Ku Shaqeya Mobiles Ka Nuog Wala
Dugsiga Macalim Jaamac Mogadishu Somalia Ee ku Yaala Degmada Xamarweyne. Boggan Waxaan Ku Tilmamaynaa Isticmaalayaasha Dalam Lagu Ogeysiiyo Booqdeyaasha Wixii Ku Saabsan Qab Adeegsiga, Ama Isticmaalka, Iyo Xaqq U Lahaanshaha Shakhsi Ahaaneed Haddii Uu Qof Go'aansado Inuu Adeegsadda
Aplikasi Kan Waa Mid Lacag La Aan Ah Adeegsan Karana Cid Kasta Oo Ay Quseeso Gaar Ahaan Dhamaan Ardayda Dugsiga Macalim Jaamac Iyo Waalidiintooda, Waxadna Ka Heli Kartaan Paly Store Ka Si Free Ah.
QAABKA U SHAQYO
1) Waxaad ka soo rogan kartan ama aad ka soo unduh garen kartan play store li lacag la aan ah.
2) Arday kasta wuxuu xaq kamu yeelan doonaa ID kamu gaar ah si uu u arko natiijadiisa
3) Waxad kala socon kartaan warbixinada sida ogeysiisyada iwm.
MAHADNAQ
Ugudanben waxan halkan ugu mahad celinaynaa dhamaan maamulka macalimiinta iyo waliba ardayda lilin ka barata dugsiga macalim jaamac Waxana idin rajeynaynaa mustaqbal ifaya, hormar, nabad, caafimaad, iyo guul insha allaah
Waxaa soosaaray Cabdalla Axmed Shariif
MAHADSANIDIIN
Silakan hubungi sebagai kirim: +252615694148 ama E-mail: cabdala@live.com
Peringkat dan Ulasan
Skor: 5.0/5 · Less than 100 suara
(*) diperlukan
Versi lama
Dugsiga Macalim Jaamac Admin 2.0.0 APK untuk Windows (#2, 29.7 MB)
Mirip dengan Dugsiga Macalim Jaamac Admin
Lebih Banyak Oleh Pengembang Ini
Paling banyak diunduh
فیلتر شکن جدید و قوی،فیلتر شکن قوی و پرسرعت رایگان APK