ApkDownload

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) APK

Dernière version 9 pour Windows
Mise à jour 24 December 2023

Informations

Version 9 (#9)

Mise à jour 24 December 2023

Taille APK 44.1 MB

Nécessite Android Android 4.1+ (Jelly Bean)

Proposée par Curious Learning

Catégorie Jeu de Éducatif Gratuits

Jeu id com.eduapp4syria.feedthemonsterSOMALI

Notes d'auteur Ciyaar waxbarasho oo abaalmarin heshay oo ku caawin caruurta barashada akhriska !

Captures d'écran

Cliquez sur l'image pour la voir en taille réelle

Tableau des matières

Description

Quudi Cirfiidka waxay ilmahaaga bareysaa asaaska akhriska. Uruuri ukumo cirfiid oo quudi xarfo si vous êtes waynaadaan oo est noqdaan saaxiib cusub !
WAA MAXAY QUUDI CIRFIIDKA ?
Quudi Cirfiidka waxay isticmaali farsamad la xaqiijiyey ee ah 'ciyaar si aad wax u barato' si loo hawlgaliyo caruurta oo lagu caawiyo in ay bartaan sida wax loo akhriyo. Carruurtu waxay jecel yihiin inay uruuriyaan oo est sii kobciyaan xayawaanka Cirfiidka iyagoo isla markaa est baranayaan aasaaska akhriska.
WAA LACAG LA'AAN SOO DAJINTA, CIRE XAYAYSIIN AH MA JIRO, CIRE APP OO LA SOCDA EE LA IIBSAN MA JIRO !
Dhammaan maadada waa 100% lacag la'aan, waxa sameeyey Alphabétisation Non lucratif Curious Learning, CET iyo Apps Factory
QAAB-DHISMEEDKA CIYAARTA SI KOR LOOGU QAADO XIRFADAHA AKHRISKA :
• Xujo codad oo sii jiidaso iyo xiiso leh
• Ciyaar hab raacid xarfaaha si ay u caawiso akhriska iyo qorida
• Ciyaarta xasuusta ereyada
• Écoutez « Codka kaliya » oo leh tartan
• Warbixinta horumarka waalinka
• Isticmaale-kala-duwan si loo helo horumarka isticmaale shakhsi ah
• Cirfiidyo la aruurin karo, isbedalaya, oo xiiso leh
• Waxa loo sameeyey si loo horumariyo xirfadaha dareen-dhaqameed
• Ma jiraan App-la-socda oo la iibsan
• Ma cire jiraan xayeesiin ah
• Loo ma baahno ku xirid internetka ah

KHUBARAA AYAA U SAMEEYEY ILMAHAAGA
Cayaarta waxay ku salaysan tahay sannado cilmi-baaris iyo khibrada ah cilmiga akhris-qoraalka. Waxay isku dareysaa xirfadaha muhiimka ah ee akhris-qoraalka, oo ay ka mid tahay Wacyigelinta Codka, Aqoonsiga Xarfaha, Dhawaaqyada, Ereyada, Akhriska Ereyga La-arko, iyo Fahamka si ay u u carruurta wooda. Oo ku dhisan fikradda ah daryeellidda ururinta cirfiidyada, waxaa loo sameeyey in lagu dhiirrigeliyo naxariista, dulqaadashada iyo horumarinta dareen-dhaqameedka ee carruurta.
Quudi Cirfiidka waxaa maalgeliyey Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norvège si qayb ka ah tartanka EduApp4Syria. App-ka asalka ah ee Carabiga waxaa loo sameeyey si la wadaag ah oo ka dhaxeeyey Apps Factory, CET - Xarunta Tiknoolajiyada Waxbarashada, iyo IRC - Guddiga Samafalka Caalamiga ah.
Quudi Cirfiidka waxaa u badelay ama نu habeeyey af Ingriiska Curious Learning hay'ad oo aan faa'iido doon ahayn oo xooga saarta hormarinta helitaanka maado akhris-qoraal oo waxtar leh oo loogu talagalay u walbaba.

Notes et avis

Note: 5.0 sur 5 · Less than 100 votes

(*) est nécessaire

Versions précédentes

Quudi Cirfiidka! (Af Soomaali) 9 APK pour Windows (#9, 44.1 MB)