ApkDownload

Soomar Hargaysa APK

Dernière version 1.0 pour Windows
Mise à jour 16 November 2017

Informations

Version 1.0 (#1)

Mise à jour 16 November 2017

Taille APK 1.5 MB

Nécessite Android Android 4.0+ (Ice Cream Sandwich)

Proposée par Somali Online Market

Catégorie App de Shopping Gratuits

App id hargaysa.soomar.soomar

Notes d'auteur Somali Online Market (SOOMAR) waa shirkad qabata adeeg E-commerce

Captures d'écran

Cliquez sur l'image pour la voir en taille réelle

Dernières mises à jour

Nouveautés sur Soomar Hargaysa 1.0

Somali Online Market (SOOMAR) waa shirkad soomaaliland oo qabata adeeg E-commerce

Description

Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaaliland , annagoo xooga saarnay in aan fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel xog kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo , mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa suuq aad ka iibsan karto wax kasta oo aad u baahato .
Waa Download-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa , kana dheehan kartaa waxaad u baahato .
Ganacsatadana wey is diiwaangelin karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.

 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Shopping :-
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida , Supermarkets, electronics, Carwooyinka, Stationery , Furniture’s, Spare-parts iyo wixii la mid ah waaad arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya ZAAD,E-DAHAB ,MASTERCARD iyo VISA CARD .
 Travel :-
waxaa ka heli kartaa Dhamaan Travel agencies adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha aadda , maalmaha ay baxaan , qiimaha ka dibna waxaad ku iibsan kartaa Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida ZAAD,E-DAHAB ,MASTERCARD, iyo VISA CARD.
 Restaurants:
waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso .
 Universities :
waxaa ku jira jaamacadaha , waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Faculties-ka ay bixiso Jaamacad kasta ,Fee-ga ,Xiliyada uu semisterka bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo .
 Hospitals :
waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doctor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta Ticket-ka Doctor-ka.


• WAXA UGU MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa wici karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa
-inaa Message u diri karto .
-inaa ka iibsan karto

Notes et avis

Note: 5.0 sur 5 · Less than 100 votes

(*) est nécessaire

Versions précédentes

Soomar Hargaysa 1.0 APK pour Windows (#1, 1.5 MB)