Beeciye APK
Informations
Version 3.0.6 (#38)
Mise à jour 06 February 2019
Taille APK 25.1 MB
Nécessite Android Android 4.2+ (Jelly Bean)
Proposée par TABAARAK ICT SOLUTIONS
Catégorie App de Shopping Gratuits
App id com.app.beeciye
Notes d'auteur Sifudud ISAGA IIBI alaabtaada kuna iibso.
Captures d'écran
Cliquez sur l'image pour la voir en taille réelle
Tableau des matières
Dernières mises à jour
Nouveautés sur Beeciye 3.0.6
send image
phone varification
android 8 notification fixed
bugs solved
Description
Beeciye waa adeeg casri ah oo site mobile APP leh Iyo oo ay kuu keentay shirkadda Solutions Tabaarak TIC.
• Waa ay ku kulmayaan souk dadka cire iibinaya Iyo macaamiisha ka iibsanaya. Qofkasta oo cire iibinaya, sida guryaha, gawaadhida, dharka, alaabta celiska ah Iyo kuwa Cusub, xoolaha, IWM. waxa Galin karaa oo uu ku iibin karaa alaabtiisa Beeciye.
• Supermarché-yada, hôtel-lada, dahablayaasha, shirkaddaha dhismaha Iyo qof kasta oo ganacsi leh wuu adeegsan karaa adeega Beeciye.
• Waa ISKU xidhaha Dalka Iyo Iyo dibadda soo dhoweeyaha alaab DAA dans badan raadin lahayd.
Muxuu gooni la yahay?
• Si fudud iskaga diinwaan Geli ama ku gal facebook ama compte Google-Gaaga.
• Ku xidhnoow iibiyaha DAA dooneysid alaabihiisa si DAA ula SOCOTO dhaqdhaqaaqa alaabihiisa.
• Si fudud ayaad u heleysaa ogeysiis ku saabsan qofka aad ku xidhantahay alaabaha uu soo geliyo.
• Waxa leeyahay kala bedelasho uu alaab
• Waa de la DAA alaabtaada ku soo bandhigan karto.
• Toos ayaad gorgortami kartaa iibiyaha alaabta DAA ka heshay.
• Raadin fudud Iyo masaafo kooban.
Faaiidooyinka oo u leeyahay bulshada
• Waa lacag la, aan
• Waqtiga Ayuu kuu beekhaaminaa
• Si fudud ayaad u arkeysaa alaabaha DAA dooneyso.
• Si fudud ayaa ISAGA iibin kartaa alaabahaada.
• Macaamiil badan oo Meela kala gadisan joogta ayaad ku xirmeeysaa
isticmaalaa loo Sidee?
• Kala magasin de jeu soo ° Adiga oo ku qoraaya Beeciye
• nom d'utilisateur et mot de passe Sameeyso ama ku gal compte Facebook ama compte Google
• markII aad soo Gasho waxaad Awood u leedahay inaad badeecadaada ku soo bandhigto Adiga oo sawir kaqaadaya ama sawir hore soo galinaya Sidoo chou frisé waxaa Awood u leedahay inaad aragto badeecado horay loo soo galiyay Adiga toos ula xariiri kara qofka iska leh
Waxaa Arki doona alaabta DAA soo galisay malaayin qof oo macaamiil ah.
Sidee ayaad u iibsan kartaa badeeco
• Ku dhufo badeecadda DAA Rabta korkeeda ama magaceeda
• Waxa Arki doontaa faahfaahinta alaabta ASDI magaca, nuuca, tirada, lacagta, qofka iska leh macluumaadkiisa Iyo Halka ay taalo.
Adeega beeciye waxa kuu sahlayaa inaad uu si fudud ula xariirto qofka badeecadda iska leh Adiga oo waliba sameeyn kara inaad ka iibsato, inaad alaab chou frisé UGA bedeleto, inaad beeca kala hishiiso.
Notes et avis
Note: 4.5 sur 5 · Less than 100 votes
(*) est nécessaire
Versions précédentes
Vous aimerez peut-être aussi
Du même développeur
Applications les plus téléchargées
TCHALAM: Loto, Tchala, Stats APK
FIXED VIP HT/FT, FT and HT CORRECT SCORES APK