Dugsiga Macalim Jaamac Admin APK
Informations
Version 2.0.0 (#2)
Mise à jour 10 August 2020
Taille APK 29.7 MB
Nécessite Android Android 4.4+ (KitKat)
Proposée par Addaabbe
Catégorie App de Enseignement Gratuits
App id com.admin.moalimm
Notes d'auteur Dugisga Hoose Dhexe iyo sare ee macalim jaaac
Captures d'écran
Cliquez sur l'image pour la voir en taille réelle
Tableau des matières
Dernières mises à jour
Nouveautés sur Dugsiga Macalim Jaamac Admin 2.0.0
Description
Dugsiga Macalim Jaamac Fadlan si fiican u aqri shuruudahan Kani waa application kushaqeeya android mobiles ka 4.4 iyo kuwa kasiwaawen intaba Hadii aad ogalaato shuruudahan waxaad fasax u helaysaa dans aad adeegsato application kan adigoo racaya xala Shyauda
RAAC XEERARKAN
1) Xuquuqda oodhan waxa leh MJS
2) Waa in aad isdiiwaan galisaa adigoo adeegsanaya numéro de téléphone mobile
3) Uma adegsan kartid wax kabaxsan xeer ka
4) Hadii aadan dugsiga kamid aheenn xaq uma lihid fadlan kajog
5) Waa in aad ilaalisaa xeerarka odhan
Mahad Waxay U Sugnatay Allaah Intaa Kadib Dugsiga Macalim Jaamac Wuxuu Markasta Dadaal Aan Kala Go’laheyn Ku Bixiyaa Kor U Qaadista Ardayda Wax Ka Barata Iyo Hormarka Ubadka Soomaaliyed.
Demande de Kani Waa Yar Oo Kuu Suura Galinaya dans Aad Waxbadan Kala Socoto Arimaha Dugsiga Sida:
Wacyi Gilinta Iyo Kor Uqadista Ardayda Ogeysiisyada Iyo Wargilinada Dugsiga Natiijooyin Ka Imtixaanaad Ka Ciyaaraha Iyo Musaabaqooyin Ka Kale Fasaxyada Iyo Warbixinada Deg Dega Kani Waa Application Ku Shaqeya Mobiles Ka Nuuca Andriod Ka Ahuc
Dugsiga Macalim Jaamac Mogadiscio Somalie Ee ku Yaala Degmada Xamarweyne. Boggan Waxaan Ku Tilmamaynaa Isticmaalayaasha In Lagu Ogeysiiyo Booqdeyaasha Wixii Ku Saabsan Qab Adeegsiga, Ama Isticmaalka, Iyo Xaqq U Lahaanshaha Shakhsi Ahaaneed Haddii Uu Qof Go'aansado Inuu Adegan Adeegs.
Application Kan Waa Mid Lacag La Aan Ah Adeegsan Karana Cid Kasta Oo Ay Quseeso Gaar Ahaan Dhamaan Ardayda Dugsiga Macalim Jaamac Iyo Waalidiintooda, Waxadna Ka Heli Kartaan Paly Store Ka Si Free Ah.
QAABKA U SHAQYO
1) Waxaad ka soo rogan kartan ama aad ka soo télécharger garen kartan play store li lacag la aan ah.
2) Arday kasta wuxuu xaq u yeelan doonaa ID u gaar ah si uu u arko natiijadiisa
3) Waxad kala socon kartaan warbixinada sida ogeysiisyada iwm.
MAHADNAQ
Ugudanben waxan halkan ugu mahad celinaynaa dhamaan maamulka macalimiinta iyo waliba ardayda wax ka barata dugsiga macalim jaamac Waxana idin rajeynaynaa mustaqbal ifaya, hormar, nabad, caafimaad, iyo guul insha allaah
Waxaa soosaaray Cabdalla Axmed Shariif
MAHADSANIDIIN
Veuillez contacter comme tell: +252615694148 ama E-mail: cabdala@live.com
Notes et avis
Note: 5.0 sur 5 · Less than 100 votes
(*) est nécessaire
Versions précédentes
Dugsiga Macalim Jaamac Admin 2.0.0 APK pour Windows (#2, 29.7 MB)
Vous aimerez peut-être aussi
Du même développeur
Applications les plus téléchargées
فیلتر شکن جدید و قوی،فیلتر شکن قوی و پرسرعت رایگان APK