Dugsiga Macalim Jaamac Admin APK
اطلاعات
نسخه 2.0.0 (#2)
به روز شده 2020-08-10
اندازه پرونده APK 29.7 MB
نسخه Android مورد نیاز Android 4.4+ (KitKat)
برنامه نویس Addaabbe
رده آموزش (برنامه)
ID com.admin.moalimm
یادداشت های توسعه دهنده Dugisga Hoose Dhexe iyo sare ee macalim jaaac
تصویر نماگرفت
برای دیدن اندازه اصلی روی عکس کلیک کنید
فهرست مطالب
قابلیت های جدید
تازه چه خبر در Dugsiga Macalim Jaamac Admin 2.0.0 است
شرح
Dugsiga Macalim Jaamac Fadlan si fiican u aqri shuruudahan Kani waa Application kushaqeeya mobile android ka 4.4 iyo kuwa kasiwaawen intaba Hadiiadad ogalaato shuruudahan waxaad fasax u helaysaa in aad adeegsato برنامه kan adigoo racaya xeer aaaaaaaaaaaa
RAAC XEERARKAN
1) Xuquuqda ohhan waxa leh MJS
2) Waa in aad isdiiwaan galisaa adigoo adeegsanaya شماره موبایل
3) Uma adegsan kartid wax kabaxsan xeer ka
4) Hadii aadan dugsiga kamid ahenen xaq uma lihid fadlan kajog
5) Waa in aad ilaalisaa xeerarka odhan
Mahad Waxay U Sugnatay Allaah Intaa Kadib Dugsiga Macalim Jaamac Wuxuu Markasta Dadaal Aan Kala Go’laheyn Ku Bixiyaa Kor U Qaadista Ardayda Wax Ka Barata Iyo Hormarka Ubadka Soomaaliyed.
برنامه Kani Waa Yar Oo Kuu Suura Galinaya In Aad Waxbadan Kala Socoto Arimaha Dugsiga Sida:
Wacyi Gilinta Iyo Kor Uqadista Ardayda Ogeysiisyada Iyo Wargilinada Dugsiga Natiijooyin Ka Imtixaanaad Ka Ciyaaraha Iyo Musaabaqooyin Ka Kale Fasaxyada Iyo Warbixinada Deg Dega Kani Waa Application Ku Shaqeya Mobiles Ka Nuuca Andaiod Gal Al Ka
Dugsiga Macalim Jaamac Mogadishu Somalia Ee ku Yaala Degmada Xamarweyne. Boggan Waxaan Ku Tilmamaynaa Isticmaalayaasha In Lagu Ogeysiiyo Booqdeyaasha Wixii Ku Saabsan Qab Adeegsiga، Ama Isticmaalka، Iyo Xaqq U Lahaanshaha Shakhsi Aaneaneed Haddii Uu Qof Go'aansado Inuu Adeegsadda Adee
برنامه Kan Waa Mid Lacag La Aan Ah Adeegsan Karana Cid Kasta Oo Ay Quseeso Gaar Ahaan Dhamaan Ardayda Dugsiga Macalim Jaamac Iyo Waalidiintooda، Waxadna Ka Heli Kartaan Paly Store Ka Si Ah.
QAABKA U SHAQYO
1) Waxaad ka so rogan kartan ama aad ka soo download garen kartan play store li lacag la aan ah.
2) Arday kasta wuxuu xaq u yelan doonaa ID u gaar ah si uu u arko natiijadiisa
3) Waxad kala socon kartaan warbixinada sida ogeysiisyada iwm.
مهدناق
Ugudanben waxan halkan ugu mahad celinaynaa dhamaan maamulka macalimiinta iyo waliba ardayda wax ka barata dugsiga macalim jaamac Waxana idin rajeynaynaa mustaqbal ifaya، hormar، nabad، caafimaad، iyo guul insha alla Allah
Waxaa soosaaray Cabdalla Axmed Shariif
مهدسانییدین
لطفا با ما تماس بگیرید: +252615694148 ama E-mail: cabdala@live.com
رأی و نظرات
رتبه: 5.0 / 5 · Less than 100 رأی
(*) مورد نیاز است
نسخه های قبلی
مشابه
بیشتر از Addaabbe
بیشترین بارگیری برنامه ها و بازی ها
فیلتر شکن جدید و قوی،فیلتر شکن قوی و پرسرعت رایگان APK