sooomar APK
Information
Version 1 (#1)
Aktualisiert 05. April 2017
APK-Dateigröße 343.2 KB
Erforderliche Android-Version Android 4.0+ (Ice Cream Sandwich)
Angeboten von Somali Online Market
Kategorie Kostenlose Shopping
Anwendung id soomar.soomar
Hinweise des Entwicklers Somali Online-Markt waa suuq Online ah oo somaliya ka shqeeya
Screenshot
Klicken Sie auf das Bild, um es in voller Größe anzuzeigen
Inhaltsverzeichnis
Neue Funktionen
Was ist neu in sooomar 1
Beschreibung
dhar ama ama cunto alaab elektronische ah Hadaba alaabta AAD iibsatay weeye
WAXAAD APPLICATIONKA WAX KAGA IIBSAN KARTAA MOBILE KAAGA ADIGOO ISTICMAALAYA ADEEGYADAN:
1.EVC
2.EDAHAB
3.EMAAL
4.PERMIER BANK MASTER CARD
FAA, IIDOOYINKA APPLICATIONKA:
applicationkan wuxuu faa iido kuu leeyahay
1.in AAD hesho alaabtii AAD u baahnayd adigoo aan suuqa Gaadhi u raacin lacagna kaa Bixin
2.in hadii Amaan ahaan AAD ka cabsanayso suuqa applicationku uu kuu suuro gelinayaa inaad adoo Amaan ah hesho alaabtaa
3.in AAD ka Krieg hayso in dukaanka AAD doonaysaa alaabta AAD Markaa u baahan tahay Hayo
4.in hadii AAD cunto suuqa UGA baahato kaliya AAD dalbanayso gurigaagana laguugu eenayo
5.in hadii AAD caruurtaada la doonayso Wachs barsho AAD ka Heli doonto schooladii dhamaantood iyo weliba jaamacadihii iyo meelahay ay ku yaaleen iyo waxa lagu dhigto
6. in hadii AAD u baahnayd dhakhtar AAD ka Heli doonto dhamaan cusbitaalada oo dhan kadibna Kii AAD dooran karto dhakhtarkii takhakhus Ahaan u fiican xanunkaaga aadna Heli doonto Meesha uu ku yaalo weliba adigoo aan fayl Dheer Gelin ayaad applicationka ka Dhex goosan kartaa tigidhka
7.hadii AAD u baahanthay inaad Safar Gasho XAGA cirka ah waxaad si Dhib yar ug helaysaa Meesha AAD u socoto diyaarda tegaysa iyo wakhtiga ay tegayso weliba waxaad applicationka ka goosan kartaa tigidhka iyado laguu hayn doono
Hadaba ISKU soo duuboo waa hawl fududayn aanu UGU talo galay qof kastoo Somali ah inu la jaanqaado dadka Kula nool caalamka.
waadna dareemi kartaa faa iidada applicationku kuu leeyahay macamiil.
Allâh Baa mahad oo dhan u sugnaatay
Bewertungen und Rezensionen
Bewertung: 5.0 / 5 · Less than 100 Ergebnisse
(*) ist erforderlich
Frühere Versionen
Ähnlich
Mehr von Somali Online Market
Die meisten heruntergeladenen Apps & Spiele
فیلتر شکن جدید و قوی،فیلتر شکن قوی و پرسرعت رایگان APK