Quraanka Somali oo Maqal ah APK
Information
Version 24.01.10 (#20240110)
Aktualisiert 14. November 2024
APK-Dateigröße 27.3 MB
Erforderliche Android-Version Android 7.0+ (Nougat)
Angeboten von Holy Quran Apps
Kategorie Kostenlose Lifestyle
Anwendung id al_quran.somali.koran.islamic.quran
Hinweise des Entwicklers MP3 / Audio / Tafsiir Af Soomaali Quran (Quraanka Kariimka) Somali Qur`ān
Screenshot
Klicken Sie auf das Bild, um es in voller Größe anzuzeigen
Inhaltsverzeichnis
Neue Funktionen
Was ist neu in Quraanka Somali oo Maqal ah 24.01.10
Af Soomaali Quraanka Kariimka
MP3 / Audio
Tafsiir Af Soomaali Quran
Quraanka Kariimka
Somali Qur'aan
Beschreibung
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.
Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (Gott) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed Friede sei mit ihm.svg (nnkh) wakhti 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed Friede sei mit ihm.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.
Kitaabka Quraanka wachsaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed Friede sei mit ihm. auf ihn.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee wachsaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo fern Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka o samaya 6 aayadood.
Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa wachsaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, wachsa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qooliya iyo xisa dhama, ialinta. Sidoo Grünkohl, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu Tallo-Galay in Kitaabku Noqdo Mitte Hogaamiya Nolosha Dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi Wachs ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.
Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, wachsaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi Waxaa Dheer, Quraanka Oo Lagu Akhrinayo Luuqada Carabiga Ayaa Waxa La Akhriyaa Wakhtiga La Tukanayo Salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka wachsaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka wachsaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi wachsay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.
Bewertungen und Rezensionen
Bewertung: 4.8 / 5 · 1K+ Ergebnisse
(*) ist erforderlich
Frühere Versionen
Quraanka Somali oo Maqal ah 24.01.10 APK für Windows (#20240110, 27.3 MB)
Ähnlich
Mehr von Holy Quran Apps
Коран на русском языке в Аудио APK
தமிழ் குரான் Tamil Quran Audio APK
Die meisten heruntergeladenen Apps & Spiele