ApkDownload

Beeciye APK

Última versão 3.0.6 para Windows
Atualizada 06 de February de 2019

Informações do Aplicativo

Versão 3.0.6 (#38)

Atualizada 06 de February de 2019

Tamanho APK 25.1 MB

Requer Android Android 4.2+ (Jelly Bean)

Oferecido por TABAARAK ICT SOLUTIONS

Categoria Aplicativo de Compras gratuito

Aplicativo id com.app.beeciye

Developer's notes Sifudud isaga iibi alaabtaada kuna iibso.

Capturas de tela

Clique na imagem para ver em tamanho grande

O que há de novo

O que há de novo no Beeciye 3.0.6

share location
send image
phone varification
android 8 notification fixed
bugs solved

Descrição

Waa maxay adeega Beeciye?
Beeciye waa adeeg casri ah oo leh website iyo móvel APP oo ay kuu keentay shirkadda Tabaarak TIC Solutions.
• Waa suuq ay ku kulmayaan dadka cera iibinaya iyo macaamiisha ka iibsanaya. Qofkasta oo cera iibinaya, sida guryaha, gawaadhida, dharka, alaabta celiska ah iyo kuwa cusub, xoolaha, IWM. waxa uu Galin karaa oo ku iibin karaa alaabtiisa Beeciye.
• Supermercado-yada, Hotel-lada, dahablayaasha, shirkaddaha dhismaha iyo QOF kasta oo ganacsi leh wuu adeegsan karaa adeega Beeciye.
• Waa Isku xidhaha Dalka iyo dibadda iyo soo dhoweeyaha alaab aad em Badan raadin lahayd.

Muxuu gooni la yahay?
• Si fudud iskaga diinwaan geli ama ku gal facebook ama conta-gaaga Google.
• Ku xidhnoow iibiyaha aad dooneysid alaabihiisa si aad ula socoto dhaqdhaqaaqa alaabihiisa.
• Si fudud ayaad u heleysaa ogeysiis ku saabsan qofka aad ku xidhantahay alaabaha uu soo geliyo.
• Waxa uu leeyahay kala bedelasho alaab
• Waa suuq aad alaabtaada ku soo bandhigan karto.
• Toos ayaad gorgortami kartaa iibiyaha alaabta aad ka heshay.
• Raadin fudud iyo masaafo kooban.
Faaiidooyinka oo u leeyahay bulshada
• Waa lacag la, aan
• Waqtiga ayuu kuu beekhaaminaa
• Si fudud ayaad u arkeysaa alaabaha aad dooneyso.
• Si fudud Ayaa isaga iibin kartaa alaabahaada.
• Macaamiil Badan oo Meela kala gadisan joogta ayaad ku xirmeeysaa
isticmaalaa loo Sidee?
• Kala soo deg loja jogo Adiga oo ku qoraaya Beeciye
• Sameeyso nome de usuário e senha ama ku gal conta no Facebook ama conta do Google
• MarkII aad soo Gasho waxaad awood u leedahay inaad badeecadaada ku soo bandhigto Adiga oo sawir kaqaadaya ama sawir hore soo galinaya sidoo couve waxaa awood u leedahay inaad aragto badeecado Horay loo soo galiyay Adiga toos ula xariiri kara qofka Iska leh
Waxaa arki doona alaabta aad soo galisay malaayin QOF oo macaamiil ah.

Sidee ayaad u iibsan kartaa badeeco
• Ku dhufo badeecadda aad Rabta korkeeda ama magaceeda
• Waxa arki doontaa faahfaahinta alaabta sida magaca, nuuca, tirada, lacagta, qofka Iska leh macluumaadkiisa iyo halka ay taalo.
 Adeega beeciye waxa uu kuu sahlayaa inaad si fudud ula xariirto qofka badeecadda Iska leh Adiga oo waliba sameeyn kara inaad ka iibsato, inaad alaab couve uga bedeleto, inaad beeca kala hishiiso.

Avaliações e opiniões

Avaliação: 4.5 de 5 · Less than 100 avaliações

(*) é necessário

Versões anteriores

Beeciye 3.0.6 APK para Windows (#38, 25.1 MB)