ApkDownload

Dugsiga Macalim Jaamac Admin APK

الإصدار 2.0.0 for Windows
محدث 10 August 2020

معلومات

الإصدار 2.0.0 (#2)

محدث 10 August 2020

حجم ملف APK 29.7 MB

يتطلب Android Android 4.4+ (KitKat)

مطوّر البرامج Addaabbe

الفئة التعليم (تطبيق)

ID com.admin.moalimm

ملاحظات المطور Dugisga Hoose Dhexe iyo sare ee macalim jaaac

صورة الشاشة

انقر على الصورة لرؤية الحجم الكامل

الميزات الجديدة

ما هو الجديد في Dugsiga Macalim Jaamac Admin 2.0.0

Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Macalim Jaamac

الوصف

Kusoo dhawaadda Dugisga Hoose Dhexe iyo sare ee macalim jaaac kani waa application kaa caawinayaa waxyaabo badan oo dugsiga macalim jaamac ku saabsan


Dugsiga Macalim Jaamac Fadlan si fiican u aqri shuruudahan Kani waa application kushaqeeya android mobiles ka 4.4 iyo kuwa kasiwaawen intaba Hadii aad ogalaato shuruudahan waxaad fasax u helaysaa in aad adeegsato application kan adigoo racaya xeerar kuya.
   
RAAC XEERARKAN
1) Xuquuqda oodhan waxa leh MJS
2) Waa في عاد isdiiwaan galisaa adigoo adeegsanaya رقم الجوال
3) Uma adegsan kartid wax kabaxsan xeer ka
4) هادي عدن دوجسيجا كامين آهن زاك أمة له فضلان كاجوج
5) Waa in aad ilaalisaa xeerarka odhan
   
Mahad Waxay U Sugnatay Allaah Intaa Kadib Dugsiga Macalim Jaamac Wuxuu Markasta Dadaal Aan Kala Go’laheyn Ku Bixiyaa Kor U Qaadista Ardayda Wax Ka Barata Iyo Hormarka Ubadka Soomaaliyed.

تطبيق Kani Waa Yar Oo Kuu Suura Galinaya In Aad Waxbadan Kala Socoto Arimaha Dugsiga Sida:
 
Wacyi Gilinta Iyo Kor Uqadista Ardayda Ogeysiisyada Iyo Wargilinada Dugsiga Natiijooyin Ka Imtixaanaad Ka Ciyaaraha Iyo Musaabaqooyin Ka Kale Fasaxyada Iyo Warbixinada Deg Dega Kani Waa Application Ku Shaqeya Mobiles Ka Nuuca Andriod البرامج

Dugsiga Macalim Jaamac مقديشو الصومال Ee ku Yaala Degmada Xamarweyne. Boggan Waxaan Ku Tilmamaynaa Isticmaalayaasha In Lagu Ogeysiiyo Booqdeyaasha Wixii Ku Saabsan Qab Adeegsiga، Ama Isticmaalka، Iyo Xaqq U Lahaanshaha Shakhsi Ahaaneed Haddii Uu Qof Go'aansado Inuu Adesad.
 
تطبيق Kan Waa Mid Lacag La Aan Ah Adeegsan Karana Cid Kasta Oo Ay Quseeso Gaar Ahaan Dhamaan Ardayda Dugsiga Macalim Jaamac Iyo Waalidiintooda، Waxadna Ka Heli Kartaan Paly Store Ka Si Free Ah.
   
QAABKA U SHAQYO
1) Waxaad ka soo rogan kartan ama aad ka soo تحميل garen kartan play store li lacag la aan ah.
2) Arday kasta wuxuu xaq u yeelan doonaa ID u gaar ah si uu u arko natiijadiisa
3) Waxad kala socon kartaan warbixinada sida ogeysiisyada iwm.
  
مدقق
Ugudanben waxan halkan ugu mahad celinaynaa dhamaan maamulka macalimiinta iyo waliba ardayda wax ka barata dugsiga macalim jaacac Waxana idin rajeynaynaa mustaqbal ifaya، herar، nabad، caafimaad، iyo guul insha allaah
Waxaa soosaaray Cabdalla Axmed Shariif
    
MAHADSANIDIIN

يرجى التواصل على رقم الهاتف: +252615694148 أما البريد الإلكتروني: cabdala@live.com

التقييمات والمراجعات

التقييم: 5.0 / 5 · Less than 100 صوتًا

(*) مطلوب

الإصدارات السابقة

Dugsiga Macalim Jaamac Admin 2.0.0 APK for Windows (#2, 29.7 MB)